Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Daawasho+Sawiro: Jamaacada Xisbul Islaami Turkistaani Oo Soo Saartay Isdaarka عشاق الجنان “Cishaaqul Jannaan22”

cishaaqul janaan

Isdaarkan oo kubaxaya luqada carabiga ayaa la daawan karaa mudo kudhow 39 daqiiqo waxaana si gaar ah looga faaloonayaa الاخ المجاهد ابو رضا الأنصاري رحمه الله kaas oo qeyb ka ahaa Jamaacada Xisbul Islaami Turkistaan ee ugar gaaraya muslimiinta Suuriya. Halkan Hoose Kadaawo ISdaarka Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada

Dagaalo Saacadihii Lasoo Dhaafay Kadhacay WI Hiiraan.

alshabaab

Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan waxey sheegaan in habeenkii xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal culus. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku qaadeen difaacyada ciidamada Murtadiinta Jabuuti ay ka sameysteen dhanka Galbeed ee degmadaasi. Sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay weerar culus ku qaadeen […]

Askari Katirsanaa Kooxda Ridada Oo Toogasho Lagu Dilay & Qorigiisii Oo Laga Qaatay.

toogasho

Wararka naga soo gaaraya naxawiga Dabakaayo Madow ee degmada Dharkinley ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho kudileen askari katirsanaa maleeshiyaadka kooxda ridada. Dad goobjooge yaal ah ayaa soo sheegaya in raga dilka geystay ay horey usii qaateen qori nooca AK47 oo uu watay askariga toogashada lagu dilay iyo booshashkiisii. Dilalka gaarka ah ayaa kusoo […]

Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Ku Weeraray Saldhigga Degmada Waabari.

Sawir saldhigga Waabari

Halyeey Istish-haadi ah oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa weeraray saldhigga degmada Waabari ee gobolka Banaadir xilli halkaas ay joogeen Saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan murtadiinta. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in weerarka uu ahaa camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyey geesi kaxeynayey gaari laga soo buuxiyey walxaha, Iyagoona tilmaamay […]

Dhageyso Sidee Buu U Dhacay Weerarkii Xarunta Maamulka Wadajir, Kuma Ayuuse Ahaa Geesigii Fuliyey Weerarkaas

microne

Ra’isul Wazaaraha kooxda ridada Soomaaliya, Murtad Kheyr Laawe, weli kama zuulin in uu masraxiyad Warbaahineed ku jilayo wadooyinka dhagxaanta lagu jaray ee u xiran maleeshiyadiisa si uu aduunka kaga dhaadhiciyo in ay heystaan amni iyo amaan. Halyeeyada Islaamkuna kama suulin in ay weli dhiigooda ku qorayaan malaaxiim taariikhi ah. Waa hordhaca barnaamij gaar ah oo […]

Mareykanka Oo Diyaarad Dagaal Kasoo Riday Nidaamka Bashaar Al-asad Suuriya.

f16

Wararka Suuriya ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidanka cirka Mareykanka ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo nidaamka Bishaar Al-asad uu lahaa xilli ay dul heehaabaysay duleedka magaalada dabaqah ee gobolka Raqqa. Wasaaradda difaaca Mareykanka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in diyaarad nuuceedu yahay sookheey22  ay dhulka soo dhigtay kadib markii ay duqeysay […]

Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Xarunta Maamulka Degmada Wadajir.

Qarax Wadajir

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halyeey Istish-haadi ah oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu camaliyad Istish-haadi ah ku weeraray xarunta maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in weerarka uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, Islamarkaana Istish-haadiga uu ku guuleystay in uu […]

Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Howlgal Burcad Sifeen Ah Ka Bilaabay Duleedka Qoryooley.

Xarakad shabaab al mujaahidin

Ciidamo gaarka ah oo kamid ah mujaahidiinta WI Sh.hoose ayaa weeraro burcad sifeen ah ka bilaabay deegaano kudhow dhow degmada Qoryooley ee gobolka Sh.hoose. Kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay maleeshiyaadka kooxda ridada bilaabeen dhigashada isbaarooyin tiro badan oo shacabka musaafurka ah lagu dhibaateeyo. Jeyshka mujaahidiinta oo ka duulaya badbaadinta shacabka iyo suulinta maleeshiyaadka burcadka […]

Dagaal Culus Oo Qasaa’ir Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Jabuuti Oo Kadhacay Buula-Barde.

Jabuti

Weerar qorsheysan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa ciidamada mujaahidiinta WI Hiiraan saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ku qaadeen fariisinka ciidamada murtadiinta Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Buula-Barde. Dagaalka oo dhowr jiho ciidamada mujaahidiinta ay ka qaadeen ayaa sababay in uu ciidamada mujaahidiinta ay gudaha ugalaan qaar kamid ah xaafadaha Buula-Barde oo ay […]

Degmada Saakoow Oo Sanadkan Martigelisay Tartan Sanadeedka Qur’aanka Ee Wilaayaatka Dalka (SAWIRO)

Quran comptition

Degmada Saakoow oo ku taalla Wilaayada Jubooyinka ayaa sanadkan martigelineysa tartanka sanadlaha ah ee qur’aanka ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Xaflad balaaran oo lagu furayey tartankan ayaa ka dhacday Masjid weyn oo ku yaalla degmada Saakoow taas oo ay ka soo qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta. Mas’uuliyiinta ka soo qeybgalay xafladda waxaa ka mid ah […]

Dhageyso: Waxgaradka Sh.Dhexe Oo Bogaadiyay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Gobolkaasi.

microne

Nabadoon Macalin Muxumad oo ah afhayeenka golaha islaamiga ah ee odoyaasha dhaqanka WI Sh.dhexe oo wareysi siiyay idaacadda islaamiga Andalus ayuu kaga hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qeybo kamid ah Sh.dhexe. Nabadoonka ayaa bogaadiyay weerarada lagu naafeynayo cadowga alle ee mujaahidiinta ay kawadaan degmooyinka Mahadaay, Balcad,iyo degmada Jowhar ee xarunta gobolkaasi, kuwaasi oo […]

Mujaahidiinta Oo Xalay Weeraray Maleeshiyaad Fariisin Kuleh Laanta-Towfiiq Muqdisho.

Jabhada dagaalka mujaahidiinta WI Banaadir ayaa xalay fiidkii dagaal toos ah ku qaaday fariisin maleeshiyaadka kooxda Farmaajo ay kuleeyihiin xarunta Laanta-Towfiiq degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa halkaasi kudhexmaray ciidamada mujaahidinta iyo maleeshiyaadka kooxda ridada Somalia. Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa soo sheegaya in dagaalkii xalay […]

Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab Oo Xalay Dagaal Ku Qaaday Fariisinka Askarta Kenya Ee Duleedka Baardheere.

Al-Shabaab-01_3355487b

Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Geddo aya sheegaya in xalay weerar xoogan lagu qaaday fariisinka ciidamada kuffaarta Kenya ay ku leeyihiin duleedka magaaldaasi. Dhawaqa rasaasta xoogan ee dagaalkii xalay la isku weydaarsanayay ayaa laga maqlayay xaafadaha Baardheere iyadoo sidoo kala lasoo warinayo in ay jiraan qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. […]

Dhageyso: Maxkamada WI Sh.Hoose Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Degmada Toortooroow.

gacan-goyn

Shalay galinkii dambe ayaa fagaare weyn oo kuyaala bartamaha degmada Tooratoorow waxa ay maxkamada kudhaqanka shareecada islaamka ee degmadasi xukun xadu sariqa ah ku fulisay Aadan Cali Aadan oo fal tuugnimo ah ku jabsaday dhowr dukaan qaatayna alaab iyo lacag cadadkeedu uu gaarayo “Hal malyan Sagaal Boqol Lixdan iyo Labo Kun Shiling Somali”. Fagaaraha xukunka […]

WAR DEG DEG AH: Mu’asasada Al-Kataa’ib Oo Baahisay Sawirada Weerarkii Af-Urur (DAAWO)

Raid on the apostate encampment at Af-Urur - 100KW SW of Bosaso

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii lagu xasuuqay maleeshiyada maamulka ‘Puntland’ ee horaantii bishan ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Af-Urur oo qiyaas ahaantii ku dhawaad 100 KM koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso. Weerarkan oo dhacay 13-kii bishan Ramadan, 1438 taariikhda Hijriga, kuna beegneyd June 8, 2017 […]

Mid Kamid Ahaa Ergadii Soo Xushay Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Beydhabo Lagu Toogtay.

toogasho

Magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa goordhow lagu toogtay mid kamid ahaa ergadii soo xushay xildhinaabada kayimid maamulka Shariif Sakiin ee magaalada Beydhabo. Ninkan toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Sheykh Madeer waxaa uu kamid ahaa odoyaashii sandareertada lagu siiyay soo xulista golaha ilaahyada isku sheegay ee baarlamanka murtadiinta. Gobolada Baay iyo Banaadir […]

DEG DEG: Weerar Askari Lagu Dilay Mid Kalana Lagu Dhaawacay Oo Hada Kadhacay Duleedka Muqdisho.

dil

War deg deg ah oo hada soo gaaray warqabadka idaacadda islaamiga andalus ayaa sheegaya in weerar toogasho ah lagu dilay askari katirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta gaar ahaan kuwooda looyaqaano Nabad Sugida mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray. Weerarkan askariga lagu dilay midka kalana lagu dhaawacay ayaa kadhacay deegaanka Weydoow ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. […]

Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme