Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Warbixino

Mareykanka Oo Sheegay In Ay Kobacday Awoodda Al-Shabaab, Uuna Fashilmay Howlgalka AMISOM.(WARBIXIN)

Warbixin sanadeed ay soo saartay wazaarada arimaha dibadda ee Mareykanka oo lagu qiimeynayey awoodda iyo weerarada xarakaatka Jihaadiga ah ee ka dagaalamaya caalamka Islaamka ayaa lagu sheegay in libaaxyada Islaamka ee ka dagaalamaya bariga Africa ay sameeyeen kobac iyo hormar sababo ku aadan dacfi iyo dib u dhacyo ku yimid howlgalada la dagaalanka argigixisada ee […]

DAAWO: Al-Kataa’ib Oo Filim Infographic Ah Ka Soo Saartay Qasaaraha Kenya Ka Soo Gaaray Duulaanka Soomaaliya Ee Galay Sanadkii 6aad.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa filim Infographic ah ka soo saartay qasaaraha Military, midka dhaqaale iyo midka nafeed ee Kenya ay kala kulantay Duulaankii ay ku soo qaaday Soomaaliya sanadkii 2011-kii. Filimkan oo la daawan karo muddo ka badan 35 daqiiqo ayaa ku baxaya luuqadaha English iyo Somali, Waxaana cinwaan looga […]

Sarkaal Ka Tirsan Ashahaada La Dirirka Murtadiinta Oo Lagu Beegsaday Muqdisho

Sarkaal ka tirsan Maleeshiyaatka Ashahaada la dirirka ee Murtadiinta ayaa maanta qarax xoogan lagula eegtay meel u dhow dhismaha waxa loogu yeero wazaaradda Amniga ee kooxda ridada Soomaaliya. Qaraxan waxaa lala eegtay Sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Nuur oo ka tirsanaa sirdoonka kooxda ridada Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo sheegay in qaraxa lagu beegsaday […]

Dr. Khaalid Al-Muhaajir Oo Ka Soo Muuqday Qeybtii 5aad Ee Boorri Mu’miniinta. (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 5aad ee silsiladda Boorri Mu’miniinta oo ah muuqaallo taxane ah oo xambaarsan fariimo ku socda Muslimiinta bariga Africa. Xalqadan waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo Dr. Khaalid Al-Muhaajir oo ka soo jeeda dalka Tanzania, Wuxuuna kula hadlayaa dhamaan Muslimiinta yar […]

Weerar Loo Adeegsaday Madaafiic Oo Lagu Garaacay Saldhigyada Murtadiinta Ee Djibouti

Guutada Madaafiicda ee Wilaayada Hiiraan ayaa weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal waxay ku qaadeen qaar ka mid ah saldhigyada maleeshiyaatka murtadiinta Djibouti ee degmada Jalalaqsi. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in weerarka uu ahaa mid aad u xoogan, islamarkaana dhowr gantaal lagu dhuftay saldhigga cadowga. Wararku waxay sheegayaan in qaar ka mid […]

Dagaal Lagu Qaaday Mid Ka Mid Ah Saldhigyada Gaalada & Murtadiinta Ee Halgan

Jabhada dagaalka mujaahidiinta WI Hiiraan ayaa xaley dagaal la qorsheeyay ku qaaday saldhiga ciidamada kuffaarta xabashida Itoobiya ay kuleeyihiin degmada Halgan ee gobolkaasi Hiiraan. Dagaalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday difaacyada Murtadiinta iyo gaalada ee degmadaasi. Jugta madaaficda iyo dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayay degmadasi iyo deegaanada kudhow dhow, waxana jira qasaaro kala duwan oo dagaalka ka […]

Gaari Gaashaaman Oo Ciidamada Gaalada Looga Gubay Duleedka Magaalada Jowhar

War goordhow ku soo dhacay warqabadka Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa tilmaamaya in qarax aad u xoogan lala eegtay Kolonyo ciidamo Afrikaan ah oo ku socdaalayey wadada isku xirta Jowhar iyo deegaanka Buurane. Kolonyada la weeraray ayaa ka timid garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar, waxayna ku sii jeeday saldhig ciidamada gaalada ay ku leeyihiin deegaanka Buurane […]

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Dagaal Xoogan Ku Qaaday Saldhigyada Cadowga Ee Buuloburde

Dagaal Xoogan oo u dhexeeya geesiyada Islaamka Iyo Murtadiinta Djibouti ayaa xalay ka dhacay degmada Buulo-burde ee Wilaayada Hiiraan ka dib Markii Mujaahidiinta Jabhadda Hiiraan ay dagaal Saf-balaaran ah ku qaadeen qaar ka mid ah Saldhigyada iyo difaacyada cadowga. Mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Mujaahidiinta ayaa idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in dagaalku uu […]

Askari Ka Tirsan Murtadiinta Oo Lagu Dilay Baladweyne, Qorigana Laga Furtay.

Rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa askari ka tirsan maleeshiyaatka kooxda ridada ku khaarijiyey magaalada Baladweyne sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan Mujaahidiinta. Weerarkan ayaa ka dhacay galbeedka magaalada, Waxaana la sheegay in askariga dhowr xabadooda looga dhuftay qeybaha sare ee jirka. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa sidoo kale noo sheegay in […]

Mujaahir Tanzanian Ah Oo Ka Soo Muuqday Q4aad Ee Boorri Mu’miniinta (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 4aad ee silsiladda Boorri Mu’miniinta oo ah muuqaallo taxane ah oo xambaarsan fariimo ku socda Muslimiinta bariga Africa. Xalqadan waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo walaal lagu magacaabo Xusseen Al-Muhaajir oo ka soo jeeda dalka Tanzania, kaas oo ka mid […]

Ciidamo Isugu Jira American, African Iyo Murtadiin Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo.

Ciidamo Isbaheysato ah oo isugu jira American, African iyo murtadiin ayaa maanta duulaan ku soo qaaday deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo, Waxayna wararku sheegayaan in Kolonyadu ay la kulmeen qaraxyo aad u xoogan. Ciidamadan gaashaanbuurta ah ayaa yimid deegaan lagu magacaabo Yoontoy oo qiyaas ahaantii 20km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo. Saraakiil Mujaahidiinta ka […]

Ciidamada Kenya Oo Gaari Dagaal Looga Gubay Deegaano Ka Tirsan NFD

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa barqanimadii maanta deegaano ka tirsan NFD lagula eegtay ciidamada Kufaarta Kenya, Iyadoona halkaas uu ka soo gaaray qasaare kala duwan. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheegay in qaraxa lala eegtay Kolonyo ciidamo Kenyaati ah oo marayey deegaan lagu magacaabo Cabdi […]

Mujaahidiinta Oo Weerar Qorsheysan Ku Dilay Taliyihii Murtadiinta Ee Degmada Qansaxdheere

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Mujaahidiinta Jabhadda Baay iyo Bakool ayaa saaka subixii weerar qorsheysan ku dilay Cumar Macalin Xasan oo ahaa Taliyihii maleeshiyaatka murtadiinta ee degmada Qansaxdheere sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta. Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Mujaahidiintu ay weerar kamiin ah u dhigeen Taliyaha iyo maleeshiyaat uu la socday […]

Khadhaab Al-Muhaajir Oo Ka Soo Muuqday Qeybta 3aad Ee Boorri Mu’miniinta (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 3aad ee silsiladda Boorri Mu’miniinta oo ah muuqaallo taxane ah oo xambaarsan fariimo ku socda Muslimiinta bariga Africa. Xalqadan waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo walaal lagu magacaabo Khadhaab Al-Muhaajir oo ka soo jeeda dalka Uganda, kaas oo ka mid […]

Askar Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Weerar Halyeeynimo Oo Ka Dhacay Barxadda Al-Aqsa

Barxadda masjidka barakeysan ee Al-Aqsa wuxuu maanta martigeliyey malxamad adag oo dhexmartay Halyeeyo naftood hurayaal ah iyo Ciidamada Yahuudda taas oo galaafatey nolosha dhowr ka mid ah askarta Yahuudda, Halyeeyaduna ku gaareen wixii ay raadinayeen. Weerarkan oo ay fuliyeen 3 dhalinyaro Filistiiniyiin ah ayaa lagu bartilmaameedsaday ciidamo Yahuud ah oo ku sugnaa Al-baabka hore ee […]

Weerar Lagu Laayey Ciidamo Kenyan Ah, Laguna Qabsaday Gaadiid Oo Ka Dhacay Lamu.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weerar Kamiin ah u dhigay Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ku socdaalayey wadada Hal-bowlaha ah ee isku xirta magaalooyinka Lamu iyo Mpeketoni ee gudaha Kenya sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta. Kolonyada la weeraray ayaa ka koobneyd saddex gaari, waxayna la kulmeen […]

Mareykanka Oo Weerar Fashilmay Ku Soo Qaaday Degmada Kuunyo Ee Sh/Hoose.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley ka hortagay, islamarkaana fashiliyey weerar ciidamo ah American ah ay ku soo qaadeen degmada Kuunya-barow ee wilaayada Sh/hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Islaamiga ee Wilaayada Sh/hoose ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in ciidamo American ah oo wata laba diyaaradood oo helicopters ah ay weerar dhuumaaleysi ah ku soo qaadeen degmada Kuunya-barow […]

Kolonyo Ka Tirsan Ciidamada Kenya Oo Lagu Weeraray Gobalka NFD

Weerarka naga soo gaaraya gobolka gumeysiga ku hoosjira ee NFD ayaa tilmaamaya in ciidamada Mujaahidiinta ay qarax xoogan la eegteen Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya xilli ay marayeen wadada isku xirta deegaanada Ceel-Raam iyo Ceelwaaq-Kenya ee taabacsan degmada Mandheera. Wararku waxay sheegayaan in qaraxa lala eegtay gaari Koyal ah oo ka mid ahaa Kolonyada, […]

Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme