Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Warbixino

FAAFAAHIN: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Saraakiil Ka Tirsan Murtadiinta Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho.

qarax

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa tilmaamaya in camaliyad Istish-haadi ah magaalada Muqdisho lagula eegtay Saraakiil sarsare oo ka tirsan military-ga kooxda ridada Soomaaliya, Iyadoona lagu soo waramayo in qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu dhashay weerarkaas. Camaliyadan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu bartilmaameedsaday […]

Faafaahin Ka Soo Baxeysa Qarax Xoogan Oo Murtadiinta Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho.

qarax-4858

Qasaaraha ka dhashay camaliyad Istish-haadi ah oo gabal-dhicii shaley ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay ka dib markii meydad horleh iyo dhaawacyo laga soo saaray qaar ka mid ah dhismayaasha burburay. Howlgalkan oo uu fuliyey halyeey Istish-haadi ah oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu bartilmaameedsaday  saraakiil iyo maleeshiyaat Ashahaada la […]

Murtad Bootaan Oo U Baqtiyey Qaraxii Lagula Eegtay Magaalada Gaalkacyo.

Botan

Cabdil Qaadir Faatax Bootaan oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa golaha dhawaaqiida ee maamulka Ashahaada la dirirka Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax xoogan oo horaantii bishan lagula eegtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka. Bootaan ayaa ka dhaawacay qeybaha dambe ee jirka, waxaana dhaawaciisa oo ahaa mid culus loola cararay dalka dibadiisa ka […]

Ugu Yaraan 30 Ruux Oo Ay Ku jiraan Siyaasiyiin Caan Ah Oo Lagu Dilay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho.

SAWIR:: Gaariga Uu Watay Sarkaalka La Beegsaday

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo maanta lagu beegsaday meel isku imaatin oo badanaa ay fariistaan siyaasiyiinta iyo saraakiisha Ashahaada la dirirka ee kooxda ridada Soomaaliya, Iyadoona sidoo kale Idaacadda Islaamiga Andalus ay heshay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha lagu dilay qaraxaasi. Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga […]

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Howlgal Qorsheysan Ku Beegsaday Sarkaal Ka Tirsan Murtadiinta.

qarax-gaari4

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay maanta beegsadeen mas’uul sare oo ka tirsan Bangiga dhexe ee kooxda ridada Soomaaliya, Iyadoona faafaahin dheeraad ah ay ka soo baxeyso dilka lagu beegsaday Sarkaalkaasi. Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in weerarka lagu beegsaday nin lagu magacaabo Shire Dhageey oo ka […]

Faafaahin Ka Soo Baxeysa Weerar Mujaahidiintu Ka Fuliyeen Deegaan Hoostaga Degmada Mandheera.

NFD

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo khamiistii la soo dhaafay ay mujaahidiintu ku qaadeen deegaan lagu magacaabo Carabiya oo qiyaas ahaantii ku dhawaad 100km u jira magaalada Mandheera ee gobolka NFD. Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in weerarka uu dhacay xilli saqdhexe ah oo saacadu ku […]

Mujaahidiinta Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Carabiya, Hub Iyo Gaadiidna Gacanta Ku Dhigay.

Ciidanka-Mujaahidiinta

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xaley weerar xoogan ku qaaday deegaanka Carabiya oo qiyaas ahaan ku dhawaad 100 KM u jira magaalada Mandheera ee gobolka NFD sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta. Weerarkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa ugu horeyn mujaahidiintu waxay ku beegsadeen saldhigga Police ee […]

WAR DEG DEG: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Weerarkii Kulbiyoow. (DAAWO)

Kulbiyow_034

Mu’asasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada weerarkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday xerada ciidamada saliibiyiinta Kenya ee Kulbiyoow, Kaas oo galaaftay nolosha ugu yaraan 67 askari oo Kenyaati ah. War Saxaafadeed la socday Sawiradan oo ay soo saartay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu […]

FAAFAAHIN HORDHAC AH: Ugu Yaraan 57Askari Oo Lagu Dilay Dagaalkii Kulbiyoow.

kenyaan kufaar

Ugu yaraan 57 askari oo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya ayaa ilaa hadda la xaqiijiyey in lagu dilay dagaalkii xooganaa ee aroornimadii hore ee saaka ay mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Kulbiyoow, Iyadoona ay suuragal tahay in qasaaraha uu intaas ka sii bato. Saraakiisha mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in faafaahinada hordhaca […]

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta Oo Si Buuxda Ula Wareegay Kulbiyoow, & Saldhiggii Ciidamada Kenya.

Xarakad shabaab al mujaahidin

Ka dib dagaal malxamad ah oo qaatay muddo saacado ah, waxaa ciidamada mujaahidiinta goordhow u suuragashay in ay si buuxda ula wareegaan xeradii ciidamada Kufaarta Kenya ee saaka lagula jarmaaday weerarkii aroornimo. Weerarkan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa ku bilowday camaliyaat Istish-haadi ah oo mataano ahaa, ka dibna waxaa xigay weerar Iqtixaam ah, […]

WAR DEG DEG AH: Camaliyaat Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

qarax-4858

Laba camaliyadood oo istish-haadi ah ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas oo laga maqlay meelo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo ahaa kuwo is xigxigay ayaa waxaa midka koowaad lagu beegsaday koontarool dadka lagu baaro oo ku yaalla agagaarka xerada Xalane, iyadoona halkaas lagu dilay cadowg fara badan. Qaraxa koowaad ayaa wadada […]

FAAFAAHIN: Saraakiil Ka Tirsan Murtadiinta Oo Ka Mid Ahaa askartii Xaley Lagu Laayey Afgooye.

Murtadiin

Ku Dhawaad 6 askari oo ay ku jiraan laba sarkaal oo ka tirsan kooxda ridada ayaa la xaqiijiyey in lagu dilay weerarkii xaley fiidkii ay mujaahidiintu ku qaadeen degmada Afgooye ee Wilaayada Sh/hoose sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan mujaahidiinta. Weerarkan ayaa ahaa mid si heersare loo soo qorsheeyey oo mujaahidiintu ay ku beegsadeen […]

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta Oo Xasuuq Ka Geystay Duleedka Degmada Qoryooleey.

Kufaar

Ciidamada kufaarta Afrikaanta ee saldhigga ku leh duleedka degmada Qoryooleey ayaa si bareer ah u xasuuqay dad shacab ah oo la socday gaari Hoomeey ah xilli uu ku socdaalayey duleedka degmadaasi. Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii ciidamada Kufaarta ay qabteen gaarigan xilli uu marayey meel u dhow saldhigooda, ka dibna waxay si bareer […]

Waa Kuma Cabdi Risaaq Cali Cartan, Qofkii Ka Dambeeyey Weerarkii Jamaacada Gobolka Ohio

Ohyo

Laamaha Police-ka iyo garsoorka dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdi Risaaq Cali Cartan uu ka dambeeyey weerarkii lagu qaaday Jaamacadda gobolka Ohio, Iyagoona sheegay in wiilka uu ahaa mid bilooyin ka hor ku soo biiray Jamaacadda. Cabdi Risaaq ayaa sanadkii 2007-dii ka tagay Soomaaliya, wuxuuna gaaray dalka Pakistan halkaas […]

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Ka Hortagay Weeraro Ciidamo Gaallo Ah Ku Soo Qaadeen Degmada Toratorow.

FORCES

Ciidamo gaallo ah oo watay diyaarado Helicopters ah ayaa xaley markale weerar ku soo qaaday degmada Toratorow ee Wilaayada Sh/hoose, balse ciidamadaas ayaa ku guuldareystay in ay xaqiijiyaan ujeedka weerarkooda ka dib markii ay la kulmeen iska caabin adag. Ilo wareedyo dhanka mujaahidiinta ah ayaa noo xaqiijiyey in ciidamadan ay diyaaradaha kaga soo dageen duleedka […]

SAWIRO: Maleeshiyaad La Soo Goostay Hub iyo Gaari Dagaal Oo Lagu Soo Bandhigay Sh/hoose.

DSC00060 (Copy)

Wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa soo bandhigtay laba askari oo towbadkeenayaal ah oo ka soo baxay safka maleeshiyaadka murtadiinta. Maleeshiyaadkan ayaa maalma ka hor ka baxsaday murtadiinta ee ku sugan degmada Baraawe, waxayna la soo goosteen gaari nooca dagaalka ah oo uu saaran yahay qori dhashiike ah. Labadan askari ayaa sidoo kale watay qori RPG ah, […]

Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme