Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Warar

Ciidamada Kenya Oo Gaari Dagaal Looga Gubay Deegaano Ka Tirsan NFD

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa barqanimadii maanta deegaano ka tirsan NFD lagula eegtay ciidamada Kufaarta Kenya, Iyadoona halkaas uu ka soo gaaray qasaare kala duwan. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheegay in qaraxa lala eegtay Kolonyo ciidamo Kenyaati ah oo marayey deegaan lagu magacaabo Cabdi […]

Mujaahidiinta Oo Weerar Qorsheysan Ku Dilay Taliyihii Murtadiinta Ee Degmada Qansaxdheere

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Mujaahidiinta Jabhadda Baay iyo Bakool ayaa saaka subixii weerar qorsheysan ku dilay Cumar Macalin Xasan oo ahaa Taliyihii maleeshiyaatka murtadiinta ee degmada Qansaxdheere sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta. Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Mujaahidiintu ay weerar kamiin ah u dhigeen Taliyaha iyo maleeshiyaat uu la socday […]

Khadhaab Al-Muhaajir Oo Ka Soo Muuqday Qeybta 3aad Ee Boorri Mu’miniinta (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 3aad ee silsiladda Boorri Mu’miniinta oo ah muuqaallo taxane ah oo xambaarsan fariimo ku socda Muslimiinta bariga Africa. Xalqadan waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo walaal lagu magacaabo Khadhaab Al-Muhaajir oo ka soo jeeda dalka Uganda, kaas oo ka mid […]

Askar Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Weerar Halyeeynimo Oo Ka Dhacay Barxadda Al-Aqsa

Barxadda masjidka barakeysan ee Al-Aqsa wuxuu maanta martigeliyey malxamad adag oo dhexmartay Halyeeyo naftood hurayaal ah iyo Ciidamada Yahuudda taas oo galaafatey nolosha dhowr ka mid ah askarta Yahuudda, Halyeeyaduna ku gaareen wixii ay raadinayeen. Weerarkan oo ay fuliyeen 3 dhalinyaro Filistiiniyiin ah ayaa lagu bartilmaameedsaday ciidamo Yahuud ah oo ku sugnaa Al-baabka hore ee […]

Weerar Lagu Laayey Ciidamo Kenyan Ah, Laguna Qabsaday Gaadiid Oo Ka Dhacay Lamu.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weerar Kamiin ah u dhigay Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ku socdaalayey wadada Hal-bowlaha ah ee isku xirta magaalooyinka Lamu iyo Mpeketoni ee gudaha Kenya sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta. Kolonyada la weeraray ayaa ka koobneyd saddex gaari, waxayna la kulmeen […]

Mareykanka Oo Weerar Fashilmay Ku Soo Qaaday Degmada Kuunyo Ee Sh/Hoose.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley ka hortagay, islamarkaana fashiliyey weerar ciidamo ah American ah ay ku soo qaadeen degmada Kuunya-barow ee wilaayada Sh/hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Islaamiga ee Wilaayada Sh/hoose ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in ciidamo American ah oo wata laba diyaaradood oo helicopters ah ay weerar dhuumaaleysi ah ku soo qaadeen degmada Kuunya-barow […]

Kolonyo Ka Tirsan Ciidamada Kenya Oo Lagu Weeraray Gobalka NFD

Weerarka naga soo gaaraya gobolka gumeysiga ku hoosjira ee NFD ayaa tilmaamaya in ciidamada Mujaahidiinta ay qarax xoogan la eegteen Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya xilli ay marayeen wadada isku xirta deegaanada Ceel-Raam iyo Ceelwaaq-Kenya ee taabacsan degmada Mandheera. Wararku waxay sheegayaan in qaraxa lala eegtay gaari Koyal ah oo ka mid ahaa Kolonyada, […]

Mujaahidiinta Oo Weeraro Isugu Jira Qaraxyo & Dagaal Toos Ah Ka Fuliyey Muqdisho

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaley fiidkii weerar xoogan ku qaaday fariisin Maleeshiyaatka kooxda ridada ay ku leeyihiin Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka dambeeyey ka dib markii Mujaahidiintu ay weerareen fariisin ku yaalla agagaarka Suuqa daawada ee Bakaaro […]

Qarax Xoogan Oo Lagu Weeraray Kolonyo Gaallo Ah Oo Mareysay Duleedka Muqdisho.

War goordhow ku soo dhacay warqabadka Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegaya in qarax aad u xoogan lala eegtay Kolonyo ciidamo afrikaan ah iyo kuwa cadaan ah oo ku socdaalayey wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in Kolonyada la beegsaday xilli ay taagnaayeen koontaroolka Siinka-Dheer ee duleedka […]

Al-Kataa’ib Oo Baahisay Qeybtii Labaad Ee Silsiladda “Boorri Mu’miniinta” (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 2aad ee silsiladda Boorri Mu’miniinta oo ah muuqaallo taxane ah oo xambaarsan fariimo ku socda Muslimiinta bariga Africa. Xalqadan waxaa ka soo muuqanaya Qaa’idka Meydaaniga ah ee lagu magacaabo Yaasir, kaas oo ka mid ahaa dhalinyaradii ka soo haajirtay Kenya, ee yimid Saaxaadka Jihaadka […]

Mujaahidiinta Oo Laba Askari Oo Murtadiin Ah Ku Toogtay Magaalada Muqdisho.

Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa maanta Xaafadda Fagax ee degmada Yaaqshiid ku toogtay laba askari oo ka tirsanaa Maleeshiyaatka murtadiinta sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo ka tirsan Mujaahidiinta. Weerarkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu bartilmaameedsaday Askari ka tirsanaa maleeshiyaatka loo yaqaano “Xaslinta Caasimada” iyo mid kale oo la socday, Waxaana la sheegay […]

Ku Dhawaad 10 Ruux Oo Gaallo Ah Oo Lagu Dilay Deegaano Ka Tirsan Lamu.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weeraro abaabulan oo lagu ugaarsanayo dadka Nasaarada ah ka fuliyey deegaano ka tirsan Jaziirada Lamu, Iyadoona howlgaladaas ku dilay ku dhawaad 10 ruux oo ka mid ah dadka Nasaarada ah ee lagu deegaameeyey gobolkaasi. Saraakiil ka tirsan Jabhadda Lamu ayaa Idaacadda Andalus u xaqiijiyey in weeraro […]

Maleeshiyaat Ka Tirsan Murtadiinta Oo Lagu Weeraray Isgoyska Aadan Cadde.

Maleeshiyaat ka tirsan kooxda ridada Soomaaliya ayaa qarax xoogan lagula eegtay agagaarka Isgoyska Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen Ilo wareedyo ka tirsan Mujaahidiinta. Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in qaraxa lala eegtay Maleeshiyaat murtadiin ah oo dhibaato ku hayey dadka Muslimiinta. Qaraxan wuxuu Imaanayaa Iyadoo shaley sidoo kale magaaladu ay ka […]

Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhig Military Oo Ku Yaalla Mandheera

Guutada Jugta culus ee Mujaahidiinta ka howlgala gobolka NFD ayaa weerar loo adeegsaday Madaafiic ku garaacay saldhig military oo ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaan hoosyimaada degmada Mandheera. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in madaafiic xoogan lagu garaacay saldhig ku yaalla deegaanka Ceel-Raam oo ay dagan yihiin ciidamada Military-ga Kenya ee […]

WASHINGTON POST: Al-Shabaab Waxay U Shaqeysaa Qaab Dowladeed, Waana Sababta Aanay U Burbureynin Waqti Dhow.

Joornaalka Afka dheer ee Washington Post ee laga leeyahay Mareykanka ayaa soo daabacay Warbixin dheer oo cinwaan looga dhigay “Tani waa sababta aanay Al-Shabaab u burbureynin Waqti Dhow” taas oo lagu falanqeynayo awoodda iyo waxqabadka dowladnimo ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Warbixintan waxaa qortay Tricia Bacon, oo ah Professor Caawiye ka ah Jaamacada Mareykanka, horay u […]

Al-Kataa’ib Oo Baahisay Qeybtii 1aad Silsilado Loogu Magacdaray Boorri Mu’miniinta (DAAWO+AKHRISO)

Mu’asasada Al-kataa’ib, garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay baahisay qeybtii 1aad ee silsilad loogu magacdaray boorri Mu’miniinta. Xalqadan koowaad waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad aanan horay loo baahan oo uu jeedinayo Salmaan Al-Muhaajir oo ah halyeeygii fuliyey camaliyadii Kampala ee sanadkii 2010-ka. Halkaan Ka Daawo Filimka. Hoos Ka Akhri Tarjamada Kalimadda oo Somali Ah. […]

Askari Lagu Toogtay Degmada Hodan & Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid

Rag Mujaahidiin ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa barqanimadii maanta askari ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta ku khaarijiyey agagaarka Xaafadda Seeybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Halyeeyada weerarka fuliyey ayaa sidoo kale horay u qaatay qorigii uu watay murtadka la khaarijiyey. Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ka howlgala Wilaayada Banaadir ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in […]

Mid Ka Mid Ah Ergadii Xildhibaanada ‘Jubaland’ Oo Lagu Dilay Balad-Xaawo.

Rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaley fiidkii magaalada xad-beenaadka saaran ee Balad-Xaawo ku khaarijiyey Xaliimo Xasan Diiriye oo ka mid ahayd Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada maamulka ridada ee isku magacaabay Jubalanad. Ragga weerarka fuliyey ayaa si nabadgalyo ah kaga tagay halka uu howlgalku ka dhacay iyagoo aanan la kulmin wax iska caabin ah. […]

Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme