Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Sawiro+Dhageysi: Munaasabad Dowro Lagu Soo Xirayay Oo Kadhacday Degmada Toortooroow.

DSC09349Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay laguna soo xirayay dowro muddo 30 cisho ah usocotay qeybaha kala duwan ee ganacsatada degmadaasi ayaa lagu soo gabagabeeyay Tooratooroow.

Odoyaal dhaqameed, culumaa’udiin,mas’uuliyiinta maamulka islaamiga degmadaasi iyo marti sharaf kale ayaa kusugneyd goobtii munaasabada dowrada lagu soo xirayay.

Kalimaad kala duwan oo dardaarano ah ayaa goobta laga jeediyay,iyadoo sidoo kale ganacsatada ay soo bandhigeen tartan xiiso badan oo ku aadana duruustii kala duwaneed ee dowrada intay socotay ay ku barteen.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sh Maxamed Jamaal.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Ugaas Cabdullahi

Halkan Ka Dhageyso Ganacsati Dowrada Looxiray.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada Dowrada Lagu Soo Xiray.

DSC09322 DSC09341 DSC09344 DSC09349 DSC09325 DSC09328 DSC09329 DSC09330 DSC09333 DSC09368 DSC09371 DSC09373 DSC09374 DSC09377 DSC09378 DSC09380

Updated: January 5, 2017 — 10:46 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme