Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Xaflad Dowro Loogu Soo Xirayay Rag Taa’ibiin Ah Oo Ka Dhacday Degmada Galcad(Sawirro)

IMG_8671 (Copy)Munaasabad ballaaran oo dowro sharci ah loogu soo xirayay rag taa’ibiin ah oo horay u raacay ciidanka Xabashida ayaa ka dhacday degmada Galcad ee WI Galgaduud.

Ilaa 100 rag ah ayay ahaayeen raggan dowrada loo soo xiray waxayna horay isugu soo dhiibeen WI Galgaduud iyagoo kasoo laabtay ciidanka Amxaarada Itoobiya oo ay ka garab dagaalamayeen

Xafladda oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan mujaahidiinta ayaa waxaa raggan dowrada loo soo xiray loogu dar daarmay in towbad sax ah ay la yimaadaan kana dhabeeyaan towbaddii ay Alle ugu laabteen kana laabteen gaalnimadii ay ku dhaceen.

Waxay ballan qaadeen towbadkeenayaasha in towbadooda ay hagaagi doonto lana shaqeyn doonaan mujaahidiinta si la mid ah sidii ay u garab istaageen cadowga soo duulay.

Daawo Sawirrada Xafladda

IMG_8551 (Copy) IMG_8567 (Copy) IMG_8572 (Copy) IMG_8602 (Copy) IMG_8618 (Copy) IMG_8620 (Copy) IMG_8622 (Copy) IMG_8631 (Copy) IMG_8639 (Copy) IMG_8640 (Copy) IMG_8641 (Copy) IMG_8645 (Copy) IMG_8646 (Copy) IMG_8647 (Copy) IMG_8648 (Copy) IMG_8652 (Copy) IMG_8659 (Copy) IMG_8661 (Copy) IMG_8665 (Copy) IMG_8669 (Copy) IMG_8671 (Copy) IMG_8706 (Copy) IMG_8707 (Copy) IMG_8714 (Copy) IMG_8723 (Copy) IMG_8724 (Copy) IMG_8725 (Copy) IMG_8727 (Copy) IMG_8746 (Copy)

Updated: January 8, 2017 — 5:19 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme