Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Buulo Gaduud Oo Raayada Dib Looga Taagay Iyo Cadowga Oo Isaga Cararay Khasaare Xoog Leh Kadib.

RaayadaDeegaanka Buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo oo maalmahan ay ku sugnaayeen ciidamo huwan ah ayaa dib gacanta mujaahidiinta ugu soo noqday kadib dagaallo culus oo lagula galay deegaanka.

Qaraxyo Iyo dagaallo toos ah ayay mujaahidiinta ku asqeeyeen cadowga waxayna u diideen inuu ku harsado deeganka,maalmo hardan ah kadib ayay shalay gelinkii dambe isaga baxeen deegaanka.

Ciidanka Mujaahidiinta oo aan ka fogeyn ayaa dib u qabsaday tuulada waxayna ka taagaan raayada Rasuulka SCW,dad goob joogayaal ah oo deegaanka ah ayaa noo xaqiijiyay in cadowga uu cararay kadib markii ay ku bateen kahaasaraha loogu geysanayay deegaanka.

Updated: January 8, 2017 — 5:24 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme