Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Bam Gacmeed Lagu Weeraray Maleeshiyaad Ridada Katirsan Oo Kadhacay Degmada Afgooye.

bamWararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ayaa sheegaya in buundada yar ee degmadaasi oo ay kusugnaayeen maleeshiyaad katirsan kooxda ridada lagu beegsaday qarax bambaano kaasi oo geystay qasaare soo gaaray maleeshiyadii halkaasi kusugneyd.

Dad goob jooge yaal ah ayaa idaacada islaamiga andalus u xaqiijiyay in weerarkaasi bamka ah uu geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aanan wali la helin tirada waxyeelada ee bamka uu geystay.

Degmada Afgooye oo ay kusugan yihiin maleeshiyaadka kooxda ridada ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal qorsheysan weeraro toos ah qaraxyo kadhasha miinooyinka dhulka lagu aaso iyo bam gacmeedyada lagu bartilmameedsado isku imaatina maleeshiyaadka dowlada ridada kuwaasi oo inta badan ugeysta qasaare ba’an.

Updated: January 10, 2017 — 5:32 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme