Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Dagaal Lagu Laayay Maleeshiyaad Ridada Katirsan Oo Kadhacay Sh.Dhexe.

maleeSariyo kamid ah jabhada dagaalka mujaahidiinta ka howlgala wilaayada Sh.dhexe ayaa weerar la qorsheeyay ku qaaday fariisin maleeshiyaad murtadiinta ka tirsan ay kaga sugnaayeen deegaan lagu magacaabo War-Ciise oo udhaxeysa degmada Mahadaay iyo deegaanka Biyo-Cadde ee kawada tirsan wilaayadasi.

Inta la hubo labo kamid ah maleeshiyaadka kooxda ridada ayaa lagu dilay dagaalkaasi sidoo kale waxaa lagu dhaawacay tiro intaas ka badan.

Sarkaal katirsan ciidanka mujaahidiinta ayaa idaacada islaamiga ah ee andalus u sheegay in qasaare badan cadowga weerarkaasi lagu gaarsiiyay.

Inta badan howlgalada gaarka ah ee ciidamada mujaahidiinta ay ku baacsadaan maleeshiyaadka iyo kuwa gaalada asalka ah waxaa ka dhasha qasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Wilaayada Sh.dhexa waxa ay kamid noqotay goobaha si aadka ah loogu dhiig bixiyo maleeshiyaadka gaalo raacyada ah iyo ciidamada kuffaarta afrikaanta ee duulaanka kujooga deegaanada wilaayadaasi.

Updated: January 12, 2017 — 7:37 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme