Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Murtad Bootaan Oo U Baqtiyey Qaraxii Lagula Eegtay Magaalada Gaalkacyo.

BotanCabdil Qaadir Faatax Bootaan oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa golaha dhawaaqiida ee maamulka Ashahaada la dirirka Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax xoogan oo horaantii bishan lagula eegtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka.

Bootaan ayaa ka dhaawacay qeybaha dambe ee jirka, waxaana dhaawaciisa oo ahaa mid culus loola cararay dalka dibadiisa ka dib markii gudaha wax looga qaban waayey.

Wuxuu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya sida ay xaqiijiyeen Ilo wareedyo iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ashahaada la dirirka ee Puntland.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerarkii lagu dilay Bootaan ayaa sheegtay in howlgalkaas uu qeyb ka ahaa weerarada qorsheysan ee lagu ugaarsanayo madaxda maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland.

 

Updated: March 19, 2017 — 2:10 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme