Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Ciidamo Ka Tirsan Kufaarta Afrikaanta Oo Lagu Laayey Qarax Ka Dhacay Meel U Dhow Afgooye.

KufaarWararka ka imaanaya degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose ayaa tilmaamaya in qarax xoogan maanta lala eegtay ciidamo ka tirsan kufaarta Afrikaanta xilli ay marayeen meel u dhow degmada Afgooye.

Qaraxan oo ahaa miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan gaalada Uganda oo lug ahaa xilli ay ku roon-deynayeen agagaarka degmada Afgooye sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta.

Ilaa hadda inta la xaqiijiyey ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada kufaarta Uganda ayaa lagu dilay qaraxa, tiro kalena waa lagu dhaawacay.

Qaraxan ayaa imaanaya iyadoo maalin ka hor sidan oo kale qarax xoogan ciidamada kufaarta Afrikaanta lagula eegtay agagaarka Laanta-Buure xilli ay roondo sameynayeen.

Qaraxaas waxaa lagu dilay ugu yaraan saddex askari.

Guutada qaraxyada ee mujaahidiinta ee ka howlgala sh/hoose ayaa kordhiyey qaraxyada iyo weerarada ay ku beegsanayeen cadowga duulaanka ku jooga wilaayadaasi.

Updated: April 14, 2017 — 4:29 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme