Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

DEG DEG: Askar Ka Tirsan Ciidamada ‘Puntland’ Oo Lagu Laayey Qarax Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

GalgalaQarax aad u xoogan ayaa barqanimadii maanta duleedka magaalada Boosaaso lagula eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan Askarta maamulka Ashahaada la dirirka ee ‘Puntland’ Iyadoona halkaas ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen tobaneeyo ka mid ah askarta cadowga.

Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in qaraxa lala eegtay gaari nooca dagaalka ah oo ay wateen maleeshiyaat ka tirsan maamulka Ashahaada la dirika ‘Puntland’ oo gaarayey in ka badan 20 askari.

Gaarigan ayaa ka soo ambabaxay deegaanka Galgala wuxuuna ku sii jeeday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in ugu yaraan 6 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka murtadiinta lagu dilay weerarka, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.

Weerarada qaraxyada ah ee lagu beegsanayo gaadiidka cadowga ee isaga kala gudba magaalooyinka Boosaaso iyo Galgala ayaa waayadii dambe ku soo badanayey gobalka Bari, Waxaana dhowrjeer Mujaahidiintu ay qaraxyo noocan oo kale ah ku burburiyeen gaadiid dagaal oo uu lahaa cadowga.

 

Updated: April 23, 2017 — 9:03 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme