Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mu’asasada Al-Kataa’ib Garabka Warbaahineed Mujahidinta Alshabab Oo Balan Qaaday Isdaar Heer Sare Ah Oo Loogu Magacday Duulaankii Sheikh Dul-yadeen.

dulyadeenMu’asasada Al-kataa’ib  ee garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ballan qaaday in saacadaha soo socda ay baahindoonto filimka dagaalkii sida ba’an loogu xasuuqay ciidamada Nasaarada Kenya ee ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.

Mu’asasada ayaa si hordhac ah u baahisay muuqaal soconayo Labo daqiiqo oo filimka laga soo jeray,waxaa hordhacaan kasoo muuqanaya ciidamada Mujaahidiinta oo toogasho ku dilaya qaar ka mid ah askartii Nasaarada Kenya ee xilligaas fariisinka ku lahaa deegaanka Kulbiyow iyo Ashahiid bi’idnilaah Sheq Maxamed Dulyadeen.

Isdaarkan ayaa loogu magac daray Duulaankii Sheikh Dul-Yadeen

Updated: May 29, 2017 — 9:53 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme