Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

General Amin Sayid Barakoow Oo Lagu Dhaawacay Boondheere & Dilal Kaloo Muqdisho Kadhacay.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dilal qorsheysan ay uga kala dheceen degmooyinka Boondheere Heliwaa iyo Hodan kuwaasi oo lagu beegsaday askar iyo sarkaal katirsanaa Wazaarada Gaashaandhiga kooxda ridada Somalia.

Howlgallka koowaad waxaa dhaawac lagu gaarsiiyay generaal magaciisa lagu sheegay Amin Sayid Barakoow oo kamid ah saraakiisha wazaarada gaashaandhiga kooxda ridada somalia.

Howlgallka labaad waxaa lagu qaarijiyay askari katirsanaa maleeshiyaadka kuwooda jawaasiista ah waxana howlgalka uu sigaar ah uga dhacay degmada Hodan gaar ahaan suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Howlgallka sedexaad waxa sidoo kale lagu qaarijyay askari isna katirsanaa maleeshiyaadka dharka cadka ah ee ashahaado ladirirka ah xili uu kusugnaa qeybo kamid ah xaafada suuqa xoolaha degmada heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Updated: June 13, 2017 — 2:50 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme