Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Bam Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Gudoomiyaha Degmada Kaaraan iyo Weerar Toos Ah Oo Kadhacay Muqdisho.

MuqdishoXili ay wali halkoodi kasii socdaan weerarada lagu beegsanayo saraakiisha kooxda ridada Somalia ayaa xalay fiidkii weerar bam gacmeed ah lagu qaaday goob uu kusugnaa gudoomiyaha murtadiinta ugu magacaaban degmada Kaaraan ninka lagu magacabo C/fitaax Nuur Cali.

Weerarkan ayaa kadhacay meel aan sidaasi kaga fogeen saldhiga degmada Kaaraan iyadoona lasoo sheegaya xiligii bamka lagu tuurayay ay la joogeen tiro maleeshiyaad kuwa Booliska looyaqaano.

Geesta kale dagaal toos ah ayaa xalay ciidamada mujaahidiinta WI Banaadir ay kuqaadeen fariisin maleeshiyaadka jawaasiista ay kuleeyihiin isgoyska Al-barako ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa beegsaday dhisme ay kusugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta nawaaxiga Al-barako waxaana lasoo warinayaa in dagaalkaasi kooban uu sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Weeraradan kala duwan ayaa kusoo beegmaya xili isla xalay rag inqimaasiyiin ah ay weerar xoog leh ku qaadeen dhismaha Hotel Posha iyo Pizzaa House kaas oo geystay qasaare ba’an oo ilaa hada aan lasoo tira koobin.

Updated: June 15, 2017 — 5:13 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme