Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Xalay Weeraray Degmada Qansax-Dheere Baay & Bakool.

qansax dhereSida ay saaka soo sheegayaan wariyaasha idaacada andalus ee ka howlgalla WI Baay iyo Bakool ciidamada mujaahidiinta ayaa xalay dagaal la qorsheeyay ku qaaday difaacyada maleeshiyaadka tigree kalkaalka ah ee kusugan gudaha degmadaasi.

Dagaalka ayaa si gaar ah loola eegtay xarumaha maleeshiyaadka waxaana mar qura ay rasaasta ka bilaabay difaacyada koowaad ee murtadiinta.

Dad goobjooge yaal ah ayaa kuwaramaya in dhawaqa rasaasta xalay laga maqli karay dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay Qansaxdheere.

Lama hayo hadii uu jiro qasaare kasoo gaaray maleeshiyaadka dowlada ridada ah ee itoobiyaanka ku wehlinaya duulaanka shareeco ladirirka ah ee lagu soo qaaday WI Baay iyo Bakool.

Updated: June 15, 2017 — 5:18 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme