Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Faafaahin: 5 Askari Oo Murtadiinta Uga Dhimatay Qarax Bam Oo Xalay Kadhacay Kaaraan.

KaaraanWarar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qarax bambaano ah oo xalay lagu qaaday goob uu kusugnaa gudoomiyaha degmadaasi Kaaraan oo sidaasi aan kaga fogeen saldhiga degmada Kaaraan.

Inta la hubo 5 askari ayaa maleeshiyaadka qaraxa uga dhimatay 6 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib meel ay ku xoonsanayeen oo qaraxa lagula eegtay.

Weerarada lagu naafeynayo maleeshiyaadka iyo saraakiishooda ayaa kusii xoogeysanaya degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir xili kooxda ridada ay la daalaa dhaceyso sugida amaanka magaalada Muqdisho oo aan la isku haleen karin.

Updated: June 15, 2017 — 10:20 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme