Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Qarax Kadhacay Duleedka Balcad Sh.Dhexe & Maleeshiyaad Naftooda Kuwaayay.

qarax-gaariGaari ay lasocdeen maleeshiyaad kuwa militariga lagu sheegay ayaa weerar qaraxa ah lagula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh.dhexe.

Gaariga ayaa gabi ahaan bur buray sida wararka aanu ku heleyno waxaana kudhintay 3 askari sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada mujaahidiinta.

Weerarkaasi qaraxa ah kadib ciidamada mujaahidiinta ayaa weerar dhabo gal ah udhigay maleeshiyaad murtadiinta katirsanaa inta la xaqiijiyay hal askari ayaa lagu dilay wadarta guud ee dhimashada ayaa ka dhigeysa 4 askari halka dhaawaca maleeshiyaadka uu kor udhaafayo ilaa 7 askari.

Lasoco insha allah hadba wixii macluumaadyo ah ee kusoo kordhaa insha allah.

Updated: June 15, 2017 — 10:29 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme