Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mid Kamid Ahaa Ergadii Soo Xushay Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Beydhabo Lagu Toogtay.

toogashoMagaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa goordhow lagu toogtay mid kamid ahaa ergadii soo xushay xildhinaabada kayimid maamulka Shariif Sakiin ee magaalada Beydhabo.

Ninkan toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Sheykh Madeer waxaa uu kamid ahaa odoyaashii sandareertada lagu siiyay soo xulista golaha ilaahyada isku sheegay ee baarlamanka murtadiinta.

Gobolada Baay iyo Banaadir ayaa siweyn umarti galiyay howlgallo madaxyada looga guray toboneeyo odoyaal dhaqameed ku lug lahaa soo xulista golaha dhawaaqiida kooxda ridada Somalia.

Updated: June 15, 2017 — 5:43 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme