Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Dhageyso: Maxkamada WI Sh.Hoose Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Degmada Toortooroow.

gacan-goynShalay galinkii dambe ayaa fagaare weyn oo kuyaala bartamaha degmada Tooratoorow waxa ay maxkamada kudhaqanka shareecada islaamka ee degmadasi xukun xadu sariqa ah ku fulisay Aadan Cali Aadan oo fal tuugnimo ah ku jabsaday dhowr dukaan qaatayna alaab iyo lacag cadadkeedu uu gaarayo “Hal malyan Sagaal Boqol Lixdan iyo Labo Kun Shiling Somali”.

Fagaaraha xukunka uu ka dhacayay waxaa joob joog ahaa boqolaal kamid ah shacabka muslimiinta ah ee kudhaqan xaafadaha degmadaasi Tooratoorow si ay u daawadaan qaabka ay maxkamada u fulineyso xadkaasi gacan goynta ah.

Halkan Ka Dhageyso Codka Qaadiga Oo Xukunka Kudhawaaqaya.

Halkan Kala Dag Codka Qaadiga Oo Xukunka Kudhawaaqaya.

Updated: June 17, 2017 — 4:00 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme