Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab Oo Xalay Dagaal Ku Qaaday Fariisinka Askarta Kenya Ee Duleedka Baardheere.

Al-Shabaab-01_3355487bWararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Geddo aya sheegaya in xalay weerar xoogan lagu qaaday fariisinka ciidamada kuffaarta Kenya ay ku leeyihiin duleedka magaaldaasi.

Dhawaqa rasaasta xoogan ee dagaalkii xalay la isku weydaarsanayay ayaa laga maqlayay xaafadaha Baardheere iyadoo sidoo kala lasoo warinayo in ay jiraan qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgalla WI Gedo ayaa sii ballaariyay weerarada ay ku naafeynayaan cadowga alle tan iyo inti ay bilatay bishan barakada iyo kheerka xambaarsan ee Ramadaan.

Updated: June 17, 2017 — 5:15 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme