Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mujaahidiinta Oo Xalay Weeraray Maleeshiyaad Fariisin Kuleh Laanta-Towfiiq Muqdisho.

Jabhada dagaalka mujaahidiinta WI Banaadir ayaa xalay fiidkii dagaal toos ah ku qaaday fariisin maleeshiyaadka kooxda Farmaajo ay kuleeyihiin xarunta Laanta-Towfiiq degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa halkaasi kudhexmaray ciidamada mujaahidinta iyo maleeshiyaadka kooxda ridada Somalia.

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa soo sheegaya in dagaalkii xalay mujaahidiinta ay kuqaadeen xarunta Laanta-Towfiiq askar dhowr ah lagu dilay kuwo kalana lagu dhaawacay inkastoo aan la cayiman tirada askarta ee dagaalka ku waxyeelowday.

Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa marti galineysa weerarada kadhanka ah nidaamka kooxda ridada somalia.

Updated: June 17, 2017 — 5:35 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme