Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Dhageyso: Waxgaradka Sh.Dhexe Oo Bogaadiyay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Gobolkaasi.

microneNabadoon Macalin Muxumad oo ah afhayeenka golaha islaamiga ah ee odoyaasha dhaqanka WI Sh.dhexe oo wareysi siiyay idaacadda islaamiga Andalus ayuu kaga hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qeybo kamid ah Sh.dhexe.

Nabadoonka ayaa bogaadiyay weerarada lagu naafeynayo cadowga alle ee mujaahidiinta ay kawadaan degmooyinka Mahadaay, Balcad,iyo degmada Jowhar ee xarunta gobolkaasi, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen weeraro isugu jira kamiino iyo qaraxyo lagu laayay tiro maleeshiyaad murtadiin ah.

Halkan Hoose Kadhageyso Wareysiga Nabadoon Muxumad.

Updated: June 18, 2017 — 3:39 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme