Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Degmada Saakoow Oo Sanadkan Martigelisay Tartan Sanadeedka Qur’aanka Ee Wilaayaatka Dalka (SAWIRO)

Quran comptitionDegmada Saakoow oo ku taalla Wilaayada Jubooyinka ayaa sanadkan martigelineysa tartanka sanadlaha ah ee qur’aanka ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xaflad balaaran oo lagu furayey tartankan ayaa ka dhacday Masjid weyn oo ku yaalla degmada Saakoow taas oo ay ka soo qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta.

Mas’uuliyiinta ka soo qeybgalay xafladda waxaa ka mid ah Sheikh Xasan Yacquub Cali oo ka mid ah madaxda Mujaahidiinta.

Ardeyda Tartanka ka qeybgalaya ayaa Ku Tartamaya 30 jus 15 jus iyo 10 jus.

Ardayda ayaa sanduuq kala baxaya warqad, waxaana ku qoran shan Su’aal oo laga weydiinayo Qur’aanka Kariimka.

Hoos Ka Daawo Sawirada

 

Dhamaad

Updated: June 18, 2017 — 9:20 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme