Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Dagaal Culus Oo Qasaa’ir Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Jabuuti Oo Kadhacay Buula-Barde.

JabutiWeerar qorsheysan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa ciidamada mujaahidiinta WI Hiiraan saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ku qaadeen fariisinka ciidamada murtadiinta Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Buula-Barde.

Dagaalka oo dhowr jiho ciidamada mujaahidiinta ay ka qaadeen ayaa sababay in uu ciidamada mujaahidiinta ay gudaha ugalaan qaar kamid ah xaafadaha Buula-Barde oo ay gacanta ku hayaan askarta Jabuuti iyo maleeshiyaadka kale ee somalida.

Qasaa’ir kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac ah ayaa kadhashay dagaalka inkastoo aan wali lasoo warin cadadka cadowga dagaalka waxyeelada uga noqotay.

Hiiraan goobaha ay cadowga duulaanka kaga sugan yihiin maalmihii lasoo dhaafay waxay marti galinayeen weeraro qorsheysan oo shabaabul mujaahidiin ay ku qaadayeen xarumaha cadowga ee magaalooyinka Baladweyn, Halgan Buula Barde iyo deegaanada ku xeeran.

Updated: June 18, 2017 — 11:02 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme