Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Qarax Lagu Laayey Ciidamo Ka Tirsan Kufaarta Kenya Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Degmada Wajeer.

Qarax ka dhacay GerileyQarax aad u xoogan oo miinooyinka dhulka lagu aaso ah ayaa lagu beegsaday Kolonyo ka tirsan Kufaarta Kenya oo marayey meel u dhow deegaanka Geriley oo hoosyimaada degmada Wajeer ee gobolka NFD ee loo yaqaano waqooyi-bari.

Kolonyada oo ka koobneyd laba gaari ayaa la sheegay in lala eegtay qarax aad u xoogan sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta, Waxaana qaraxa la xaqiijiyey in lagu burburiyey mid ka mid ah gaadiidkii uu cadowgu watay.

Gaariga la qarxiyey ayaa ahaa kuwa ciidanka daabula, waxaana la sheegay in gabi ahaanba uu halkaas ku burburay, wixii la socdayna ay halkaas dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen.

Ugu yaraan 9 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dilay qaraxa sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Mujaahidiinta, Waxaana sidoo kale lagu dhaawacay ugu yaraan 10 askari oo kale.

Afar ka mid ah dhaawacyada ayaa la sheegay in xaaladooda aad looga deyrinayo sida ay sheegayaan qaar ka mid ah warbaahinada dalka Kenya.

Qaraxan ayaa qeyb ka ah weerarada joogtada ah ee Mujaahidiintu ay ka wadaan dhulalka gumeysiga ku hoosjira ee Lamu iyo NFD.

Updated: June 19, 2017 — 2:49 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme