Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mujaahidiinta Oo Weerar Qorsheysan Ku Dilay Taliyihii Murtadiinta Ee Degmada Qansaxdheere

SAWIR: Maleeshiyaat Ka Tirsan Murtadiinta Baay iyo Bakool.

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Mujaahidiinta Jabhadda Baay iyo Bakool ayaa saaka subixii weerar qorsheysan ku dilay Cumar Macalin Xasan oo ahaa Taliyihii maleeshiyaatka murtadiinta ee degmada Qansaxdheere sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta.

Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Mujaahidiintu ay weerar kamiin ah u dhigeen Taliyaha iyo maleeshiyaat uu la socday oo ku socdaalayey wadada isku xirta magaalada iyo garoonka diyaaradaha ee degmada.

Saraakiisha Mujaahidiintu waxay noo sheegeen in weerarka uu ku bilowday qarax aad u xoogan, ka dibna uu xigay weerar toos ah oo lagu qaaday taliyaha iyo maleeshiyaatkii la socday oo wadada ku lugeynayey.

Cumar Macalin oo ahaa taliyaha maleeshiyaatka murtadiinta ee Qansaxdheere ayaa goobta ku baqtiyey, waxaana wararku ay sheegayaan in sidoo kale lala dilay laba ka mid ahaa ilaaladiisa, mid kalena uu dhaawac halis ah soo gaaray.

Maleeshiyaat kale oo la socday taliyaha ayaa la sheegay in ay goobta ka kala firxadeen intii uu weerarku socday.

Mujaahidiintu waxay sheegeen in ay goobta ka soo ganiimeysteen hub iyo rasaas uu cadowga ka cararay.

Maleeshiyaatka la weeraray ayaa ka soo ambabaxay magaalada, waxayna ku sii jeedeen garoonka diyaaradaha ee degmada oo qiyaas ahaantii 1km u jira degmada sida uu sheegay wariyaha Idaacadda Andalus ee Baay iyo Bakool.

 

Updated: July 15, 2017 — 11:19 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme