Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Ciidamada Kenya Oo Gaari Dagaal Looga Gubay Deegaano Ka Tirsan NFD

Kufar KenyaQarax aad u xoogan oo loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa barqanimadii maanta deegaano ka tirsan NFD lagula eegtay ciidamada Kufaarta Kenya, Iyadoona halkaas uu ka soo gaaray qasaare kala duwan.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheegay in qaraxa lala eegtay Kolonyo ciidamo Kenyaati ah oo marayey deegaan lagu magacaabo Cabdi Cali oo ka tirsan Libooya.

Saraakiishu waxay noo sheegeen in qaraxa uu burburiyey gaari Koyal ah oo ay wateen ciidamada Kufaarta Kenya, Islamarkaana halkaas ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ciidamadii saarnaa.

Weerarkan wuxuu qeyb ka yahay silsilado weeraro ah oo waayadii la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fulinayeen deegaano ka tirsan gobolka NFD iyo deegaanada dhaca xeebaha dalka Kenya.

 

Updated: July 16, 2017 — 3:00 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme