Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Ciidamo Isugu Jira American, African Iyo Murtadiin Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo.

Kufaarta KenyaCiidamo Isbaheysato ah oo isugu jira American, African iyo murtadiin ayaa maanta duulaan ku soo qaaday deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo, Waxayna wararku sheegayaan in Kolonyadu ay la kulmeen qaraxyo aad u xoogan.

Ciidamadan gaashaanbuurta ah ayaa yimid deegaan lagu magacaabo Yoontoy oo qiyaas ahaantii 20km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.

Saraakiil Mujaahidiinta ka tirsan waxay noo sheegeen in durbaba markii cadowga uu soo gaaray deegaankaas in uu la kulmay qaraxyo xoogan oo ay Mujaahidiintu goobta ku diyaariyeen kuwaas oo geystay qasaare kala duwan.

Laba gaari oo ka mid ah Kolonyada ayaa la xaqiijiyey in lagu gubay qaraxaas, Islamarkaana uu qasaare dhimasho iyo dhaawac leh soo gaaray kolonyada cadowga.

Updated: July 16, 2017 — 3:17 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme