Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Gaari Gaashaaman Oo Ciidamada Gaalada Looga Gubay Duleedka Magaalada Jowhar

KUFAARWar goordhow ku soo dhacay warqabadka Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa tilmaamaya in qarax aad u xoogan lala eegtay Kolonyo ciidamo Afrikaan ah oo ku socdaalayey wadada isku xirta Jowhar iyo deegaanka Buurane.

Kolonyada la weeraray ayaa ka timid garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar, waxayna ku sii jeeday saldhig ciidamada gaalada ay ku leeyihiin deegaanka Buurane sida ay noo xaqiijiyeen Ilo wareedyada Mujaahidiinta.

Balse inta aysan gaarin saldhigga ayaa la sheegay in lala helay qarax xoogan kaas oo lagu burburiyey mid ka mid ah gaadiidkooda gaashaaman.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in qaraxa lagu burburiyey gaari Taw ah oo ka mid ahaa Kolonyada, Islamarkaana halkaas uu qasaare culus ka soo gaaray cadowga.

Ciidamadii saarnaa gaariga ayaa la tilmaamay in ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen goobta, Islamarkaana uu gaariga bool-bool u kala faniinay.

 

Updated: July 17, 2017 — 4:12 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme