Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Dagaal Lagu Qaaday Mid Ka Mid Ah Saldhigyada Gaalada & Murtadiinta Ee Halgan

Xarakad shabaab al mujaahidinJabhada dagaalka mujaahidiinta WI Hiiraan ayaa xaley dagaal la qorsheeyay ku qaaday saldhiga ciidamada kuffaarta xabashida Itoobiya ay kuleeyihiin degmada Halgan ee gobolkaasi Hiiraan.

Dagaalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday difaacyada Murtadiinta iyo gaalada ee degmadaasi.

Jugta madaaficda iyo dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayay degmadasi iyo deegaanada kudhow dhow, waxana jira qasaaro kala duwan oo dagaalka ka dhashay.

Weerarkan ayaa qeyb ka ah silsilado weeraro ah oo Mujaahidiintu ay dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay ku beegsanayeen cadowga jinsiyadaha kala duwan leh ee ku sugan Wilaayadaasi.

 

Updated: July 18, 2017 — 6:37 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme