Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Loo Adeegsaday Madaafiic Oo Lagu Garaacay Saldhigyada Murtadiinta Ee Djibouti

Al-Shabaab_2154133bGuutada Madaafiicda ee Wilaayada Hiiraan ayaa weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal waxay ku qaadeen qaar ka mid ah saldhigyada maleeshiyaatka murtadiinta Djibouti ee degmada Jalalaqsi.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in weerarka uu ahaa mid aad u xoogan, islamarkaana dhowr gantaal lagu dhuftay saldhigga cadowga.

Wararku waxay sheegayaan in qaar ka mid ah gantaalada ay ku dhaceen gudaha saldhigga, islamarkaana halkaas qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray cadowga Alle.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in la arkayey uuro iyo qiic ka baxaya saldhigga la weeraray balse lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkaas.

Weerarkan waa midkii labaad oo mujaahidiintu ka fuliyaan Wilaayada Hiiraan. Xaley ayey ahayd markii Mujaahidiintu weerareen saldhigyada murtadiinta iyo Kufaarta ee degmad Halgan.

Updated: July 18, 2017 — 6:46 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme