Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Daawo Xaflad Lagu Soo Xirayay Dowro Loo Qabtay Odayaasha WI Sh hoose Oo Ka Dhacday Degmada Awdheegle.

DSC04647Munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay dowro muddo 4 maalin u socotay odayaasha WI Sh hoose ayaa ka dhacday degmada Awdheegle iyadoo marti kala duwan ay kasoo qeyb gashay xafladii la qabtay.

Odayaasha dowrada loo soo xiray ayaa muddo 4 maalin ah waxay baranayen kutub kala duwan iyagoo ugu dambeyntii loo soo xiray dowrada iyaga iyo maamulka mujaahidiinta ee Sh hoosena ay kala saxiixday qodobo dhowr ah.

Munaasabadii xeritaanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay culimo iyo masuuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta kuwaasoo kalmado baraarujin ah u jeediyay nuqabada Sh hoose,Sh Fu’aad oo ka mid ahaa culimada ayaa kula dardaarmay odayaasha inay ku adkeystaan dhabbaha ay iminka ku suganyihiin kana run sheegaan waxyaabihii lasoo baray.

geba gebadii xaflada ayaa odayaasha waxaa la guddoonsiiyay hadiyado ay ugu tala gashay wilaayada iyo kaarar aqoonsi ah oo odayaasha lagu garan doono inay yihiin nuqabada Sh hoose.

Daawo Sawirada Xafladda.

DSC04640 DSC04637 DSC04633 DSC04630 DSC04628 DSC04676 DSC04679 DSC04624 DSC04625 DSC04627 DSC04675 DSC04674 DSC04673 DSC04667 DSC04665 DSC04651 DSC04653 DSC04659 DSC04660 DSC04664 DSC04647 DSC04646 DSC04645 DSC04643 DSC04642 DSC04628 DSC04630 DSC04633 DSC04637 DSC04640 DSC04627 DSC04625 DSC04624

Updated: July 20, 2017 — 10:59 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme