Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Xeryo Ciidanka Jabuuti Ay Ku Leeyihiin Degmada Jalalaqsi.

hoobiyeXalay ayaa ciidanka mujaahidiinta waxay madaafiic ku la dhaceen xeryo ciidanka murtadiinta Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Jalalaqsi ee WI Hiiraan,madaafiic kor u dhaafeysa ilaa 10 ayay noo xaqiijiyeen mujaahidiinta in lagu dhuftay xeryaha cadowga.

Jugta madaafiicda ayaa lasoo xaqiijiyay inay gil gilashay difaacyadii murtadiinta ee magaalada,dadka deegaanka oo saaka xariir aanu la sameynay ayaa noo xaqiijiyay in madaafiic lagu garaacay Jabuutiyaanka ay ku wada hoobteen bartilmaameedkii loogu tala galay.

Saraakiisha ciidanka mujaahidiinta oo aan wax ka weydiinay khasaaraha ay dhaliyeen madaafiicdaasi waxay noo sheegeen in dhamaan hoobiyayaasha ay la heleen hadafkii ay ugu tala galeen laakiin ay dib kasoo gudbin doonaan.

Updated: July 26, 2017 — 5:05 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme