Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Deg Deg:Gaari Ciidamada Mareykanka Looga Gubay Duleedka Kismaayo.

TawWararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Yoontooy ayaa xaqiijinaya in ciidanka mujaahidiinta kuwooda qaraxyada ay weerar ku beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay horboodayeen ciidamo Mareykan ah.

Kolonyadaasi oo saaka kasoo baxay magaalada Kismaayo ayaa marka ay marayeen deegaanka Yoontooy waxaa lala eegtay qarax dhulka ugu sii diyaarsanaa,gaari nooca gaashaaman ah oo ay wateen ciidan mareykan ah ayaa la xaqiijiyay in qaraxa lagu gubay.

Saraakiisha mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheega in la arkayay bur burka gaariga iyadoo kolonyadii cadowga ay dageen halkii qaraxa lagula eegtay,maalmihii lasoo dhaafay duleedka Kismaayo waxay noqotay fagaare dagaal oo lagu naafeeyo ciidanka soo duulay.

Updated: July 26, 2017 — 9:34 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme