Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Xero Duleedka Kismaayo Ay Ku Leeyihiin Maleeshiyaadka Murtadiinta.

cutubyo ka tirsan ciidanka mujahaidiinta oo ku hubeysnaa madaafiicda goobta ayaa xalay garaacay xero maleeshiyaadka ay ku leeyihiin deegaanka Buulo gaduud oo dhawaan ay ka sameysteen fariisin ciidan,saraakiisha ayaa idaacadda Andalus u xaqiijiyay in madaafiicda ay ku wada hoobteen xerada.

Ilaa 10 gantaal ayaa la xaqiijiyay in lagu ganay saldhigga waxaana suura gal ah inay dhaliyeen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,maalmihii lasoo dhaafay waxaa deegaanka Buulo gaduud uu noqday goob ufuran rasaas iyo madaafiicda mujaahidiinta waxaana inta badan lagu beegsadaa askarta iyo gaadiidka kusoo duulay deegaankaasi.

 

Updated: August 9, 2017 — 4:57 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme