Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Daaw+Dhageyso Xamza Usama Bin Ladin Oo Kalimad Qayim Ah Jeediyay.

Mu’asasada As-Saxaab, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay Kalimad la dhageysan karo muddo 25 daqiiqo ah oo uu jeedinayo Sheykh Hamza Bin Usama bin Laden taas oo cinwaankeedu yahay “Usama, Mujaahid la dagaalamay soo duulayaasha, iyo baraarujiye umadda ku kiciya dhawaaqiida”

Hamza bin Usama ayaa kalimaddan kaga hadlay sida Sheykh Usama hurdada kaga jafay Umadda Muslimka Ah ee tobanaanka sano ku hoosjiray gumeysiga iyo taariikhda iftiimeysa ee uu kaga tagay Umadiisa, Hogaamiyaha Mujaahidiinta iyo Jamaacaadka jihaadiga ayaa inta badan Sheykh Usama ku tilmaama Sheekh Mujadid ah oo soo nooleeyey halganka Umadda, Islamarkaana hor istaagay gaalada Caalamka.

 

Updated: November 9, 2017 — 4:55 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme