Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Lagu Dilay Askar Laguna Dhaawacay kuwo Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta xalay ay hawl gal ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Xamar Jadiid.

Ciidanka Mujaahidiinta ee fuliyay hawl galka ayaa watay gaari waxayna rasaas huwiyeen ciidamo ka tirsan kuwa Xasilin ay u bixiyeen oo fariisin ku lahaa Xamar Jadiid.

Ilo wareed masuul ah oo mujaahidiinta ka tirsan ayaa soo sheegay in maleeshiyaadka laga dilay 3 askari sidoo kalena laga dhaawacay 3 kale.

Dad goob joogayaal ah ayaa idaacadda Andalus u xaqiijiyay in maleeshiyaadka ay goobta ka qaateen tiro dhimasho iyo dhaawac ah.

Hawl galka laga fuliyay xaafadda Xamar Jadiid ayaa wuxuu qeyb ka yahay hawl gallada ka socda caasimadda somaliya ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka murtadiinta.

Updated: November 20, 2017 — 2:39 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme