Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Culus Oo Ka Dhacay Qeybo Ka Tirsan Sh dhexe Iyo Askar Lagu Laayay.

Wararka ka imaanaya Sh dhexe waxay sheegayaa  in ciidanka mujaahidiinta ay weerar dhaba gal ah u dhigeen gaari ciidan oo kusii jeeday degmada Jowhar kana baxday Balcad.

Gaariga oo ahaa Cabdi Bile ayay mujaahidiinta huwiyeen rasaas culus iyadoo la xaqiijiyay in gaariga oo ay saarnaayeen maleeshiyaad badan in si fiican loola helay rasaasta.

Saraakiisha mujaahidiinta ayaa soo xaqiijiyay in mujaahidiinta ay gacanta ku dhigeen qori nooca PKM loo yaqaano ama daba jeex kaasoo ka dhacay gaarigii ay beegsadeen mujaahidiinta iyadoo askarigi qorigaas watayna uu goobta ku dhintay.

Gaarigii cabdi bilaha ahaa ayaa tagay Jowhar isagoo galbinaya tiro meydad iyo dhaawacyo,wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay hawl gallo culus oo ay fulinayaan ciidanka mujaahidiinta.

Updated: November 20, 2017 — 8:23 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme