Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Daawo Cabdi Raxmaan Oo Qaaday Doorashada Somali Land

War kasoo baxay gudoomiyaha xizbiga Waddani ayaa wuxuu ku sheegay inuu si rasmi ah u qaadacay doorashadii dhawaac ka dhacday dhulka uu ka taliyo maamulka la magac baxay SOmali land.

Shir jaraa’id oo uu qabtay cirro ayaa wuxuu ku sheegay sababta uu isu cazilay inay qeyb ka tahay in wax la is daba mariyay sidoo kalena lagu dhaqaaqay tallaabooyin xun xun oo uu ka tilmaamay in la xiray saraakiil xisbigiisa ka tirsan.

Wuxuu si cad u sheegay in doorasho sax ah aysan dhicin isaguna uu qaadaca wixii dhacay natiijo walba oo soo baxdana aysan raalli ka ahayn,arrintaas qaadacaadda ah ayaa la filayaa inay dhaliso dagaal dhex mara xisbiyada iyo taageerayaashooda.

Daawo Shirka Jaraa’id ee Cabdi Raxmaan Cirro

Updated: November 21, 2017 — 3:25 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme