Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Kusoo Dhamaaday Inta U Dhaxeysa Buufow Bacaad Iyo Ceelwareegoow

Ciidanka Mujaahidiinta jabhadda wilaayada Sh hoose ayaa weerar dhaba gal ah u dhigay ciidamo lug ah oo ka tirsanaa kuffaarta Afrikaanta kuwaasoo kasoo baxay Buufow bacaad wadadana u furayay ciidamo gaadiid watay oo kasoo baxay Shalambood.

CIidanka cadowga ayaa marka ay marayaan inta u dhaxeysa Buufow Bacaad Iyo Ceelwareegow waxaa lala eegtay weerar culus iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal aad u culus.

Saraakiisha mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheegay  in Mujaahidiinta ay rasaas culus huwiyeen kolonyo lugta ee kuffaarta Afrikaanta waxaana halkaas  rasaasta la isku weydaarsanaay in muddo ah.

Ciidanka Kuffaarta ayaa waxaa gaaray khasaare dhimasho iyo dhaawac ah iyadoo mujaahidiintii weerarka qaaday ay goobta kaga baxsadeen si nabad galyo ah sidaasna uu kusoo dhamaaday weerarka.

Updated: November 21, 2017 — 1:09 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme