Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Diyaarad Drone Ah OO Kusoo Dhacday Buuraha Calmadow Iyo Mujaahidiinta Oo Gacanta Ku Dhigay.

Drone

Wararka naga soo gaaraya buuraha Calmadow ee ku dherersan Boosaaso ayaa sheegaya in diyaarad basaas ah oo uu leeyahay Mareykanka inay kusoo dhacday deegaanadaasi buura leyda ah.

Diyaaradan ayaa maalmahan oo idil waxay u dul wareegeysaneysa deegaanadaas waxaana maanta Allaah fadligii ay ku dul dhacday deegaan ay ku suganyihiin ciidanka Mujaahidiinta.

Saraakiisha Mujaahidiinta ee buurhaaas  ku sugan ayaa noo sheegay inay hayaan bur burka diyaarad basaas ah oo nooca Drones-ka ah taasoo u soo dhacday cillad farsamo oo qabsatay.

Inta badan diyaaradaha basaaska mareykanka ayaa usoo dhaca cillado iyadoo dadka qaarna ay ku macneeyaan soo dhicistooda mid la xiriirta in diyaaraddu ay lumiso xiriirkii iyo hagitaanka dhanka satelaaytka.

Updated: November 27, 2017 — 10:20 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme