Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Hawl Gallo Isugu Jira Dagaal Iyo Dilal Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Duleedkeeda.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta ay hawl gallo kala duwan ka fuliyeen magaalada Iyo duleedkeeda oo ay ku dileen askar ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda ridada SOmaliya.

hawl gal ka dhacay degmada Yaaqshiid waxaa lagu dilay murtad ah sidoo kalena waxaa lagu dhaawac 3 kale oo la joogtay askarigaasi waxaana goobta si nabad galyo ah uga baxsaday ciidankii mujaahidiinta ee weerarka sameeyay.

Sidoo kale ciidamo kale oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weerar culus ku qaaday warshadda Barafuunka oo ay saldhig ku leeyihiin maleeshiyaad waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Hawl galka saddexaad ayaa ka dhacay  Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka muqdisho,ciidanka mujaahidiinta ayaa goobta ku khaarijiyay askariyad murtad ahayd oo maleeshiyaadka ku sugan Villa Baydhabo u qaabilsaneyd dhanka mushaaraadka.

Askariyadaasi ayaa laga toogtay madaxa markii ay goobta ku dhimatayna waxaa meydkeeda qaatay maleeshiyaad kale iyadoo ciidankii mujaahidiinta ee dilka geystay ay iyagoo nabad qaba ka baxasedeen goobtii falku uu ka dhacay.

Updated: November 28, 2017 — 3:12 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme