Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Maleeshiyaad Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka DHacay DUleedka Qoryooley.

wararka ka imaanaya inta u dhaxeysa qoryooley iyo deegaanka Danow waxay sheegayaan in ciidanka ay weerar dhabba gal ah u dhigeen kolonyo infantari ah oo isugu jirta Kuffaarta Iyo Maleeshiyaadka murtadiinta.

Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Gaywarrow ee u dhaxeya Qoryooley iyo Danow waxaana halkaas mujaahidiinta iyo cadowga ay ku hardamayeen in muddo ah.

ciidankii Infantariga ayaa dib u gurtay waxayna gurmad ka raadsadeen gaadiid Afrikaanta ay leeyihiin oo kasoo baxay degmada Qoryooley.

Inta la xaqiijiyay 4 askari ayaa dhimatay 4 kalena wey dhaawacmeen iyadoo  galabta diyaarad Heli Kobtar ah ay kasoo degtay degmada Qoryooley oo qaadday dhaawacyada iyo meydadka cadowga.

Updated: November 28, 2017 — 2:23 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme