Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerarro Dhabbo Gal Ah Oo Loo DHigay Kolonyo Murtadiin Ah Ayaa Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Baydhabo Iyo Buurhakaba.

Wararka ka imaanaya wadada u dhaxeysa Baydhabo Iyo Buurhakaba  ayaa sheegaya in ciidanka Mujaahidiinta ay weerar jid gooyo ah u dhigeen kolonyo ciidamo maleeshiyaad ah oo kasoo baxay magaalada Baydhabo.

Kolonyadaasi ay marka ay marayaan inta u dhaxeysa wadada degmooyinkaas ayaa waxay la kulmeen dagaal culus oo in muddo ah ay ku hardamayeen ciidanka mUjaahidiinta Iyo maleeshiyaadka murtadiinta.

Iyadoo dagaalka uu socdo ayaa maleeshiyaad kale waxay kasoo gurmadeen degmada Buurhakaba inta ay kusoo jiraan wadada ayaa waxay iyaguna la kulmeen dagaal culus,mujaahidiinta waxay gubeen hal gaari oo ay wateen maleeshiyaadkii kasoo gurmatay Buurhakaba.

Dagaalka ayaa daba dheeraaday waxayna maleeshiyaadka ku guul dareysteen in gurmadkoodu uu is gaaro,mujaahidiinta waxay soo xaqiijiyeen in hal gaari laga qabsaday maleeshiyaadka sidoo kalena la dilay tiro askar ah halka kuwo kalena lagu dhaawacay.

Kamiin saddexaad ayay mujaahidiinta u  dhigeen kolonyo kale mar kale gurmad ka soo sameysay Buurhakaba  waxaa wararkii ugu dambeeyay ee ANdalus ka soo gaaraya goobaha dagaalka ay sheegayaan in cadowga la jabiyay mujaahidiintana dagaalka ay ku qaniimeysteen agab milatari.

Updated: November 29, 2017 — 2:53 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme