Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Saraakiil Ka Tirsaneyd Maamulka Axmad Madoobe Oo Isu Soo Dhiibay Mujaahidiinta.

Saraakiishan ayaa ka mid ahaa kuwa ku sugan magaalada Kismaayo ee la shaqeynayay maamulka murtadiinta ee Axmad Madoobe waxayna isu soo dhiibeen Wilaayada Jubooyinka.

Waa Laba sarkaal waxayna in muddo ah sheegeen inay qorsheynayeen sidii ay kaga soo bixi lahaayeen magaalada Kismaayo iyo gaalnimadii ay ku sugnaayeen.

Maanta ayaa  towxiidka loogu qabtay  degmada Jilib waxayna caddeeyeen in si dhameystiran ay uga soo baxeen gaalnimadii ay ku jireen Allaahna ay uga towbadkeeneen.

Degmada Jilib waxay noqotay meesha ugu badan ee lagu soo bandhigo maleeshiyaadka towbadkeenayaasha ah waxaana muddooyinkii u dambeeyay wilaayada jubooyinka ku soo qul qulayay maleeshiyaadka towbadkeenaya.

Updated: December 2, 2017 — 7:45 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme