Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Mujaahidiinta Ay Kusoo Furteen Gaari Dagaal Sidoo Kalena Lagu Laayay Askar Iyo Saraakiil Ayaa Ka Dhacay Sh dhexe.

Wararka ka imaanaya Sh dhexe ayaa sheegaya in ciidanka Mujaahidiinta ay weerar dhaba gal ah u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo ay saarnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Murtadiinta.

Weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad waxaana la beegsaday maleeshiyaad badan,dagaal culus oo halkaas ka dhacay kadib mujaahidiinta ayaa qaniimeystay gaari cabdi Bile ah oo uu saaranyahay qoriga Dhashiikaha loo yaqaano.

Sidoo kale ciidanka mujaahidiinta ayaa dagaalka ku qaniimeystay qoryaha fud fudud,Saraakiisha mujaahidiinta oo aan la xariirnay waxay noo sheegeen in ilaa 5 askari lagu dilay dagaalka oo uu ku jiro Gaashaanle Sare  Maxamad Raage Tifoow.

Maleeshiyaadkii murtadiinta ee lagu beegsaday inta u dhaxeysa Jowhar Iyo Balcad ayaa socodaalkoodi sii watay goordambe iyagoo la baxsaday gaadiidkii kale ee ay wateen.

Updated: December 3, 2017 — 10:18 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme