Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Qarax Lagu bur buriyay Gaari Booyad Ah Ayaa Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Afgooye Iyo Wanlaweyn.

Sida lasoo gaarsiiyay idaacadda Islaamiga Andalus waxaa duhurnimadan qarax xoog leh lala eegtay gaari booyad ah oo ay leeyihiin maleeshiyaadka kooxda ridada Somaliya.

Gaariga oo marayay inta u dhaxeysa Wanlaweyn Iyo Afgooye ayaa waxaa lagu beegsaday qarax miino oo dhulka loosii galiyay  taasoo sababtay inuu bur buro gaarigii booyadda ahaa.

Ciidankii Mujaahidiinta ee qaraxa u dhigay gaariga booyadda ayaa soo sheegay in tiro askar ah oo saarnaa gaarigaasi inay ku dhinteen weerarka miinada ah.

Goordambe ayaa maleeshiyaad kale waxay gurmad usoo sameeyeen gaariga booyadda ah ee la bur buriyay  iyagoo jiitay bur burka gaariga booyadda ah.

Wadooyinka Sh hoose waxaa inta badan lagu qarxiyaa gaadiidka ciidanka Kuffaarta Iyo Maleeshiyaadka murtadiinta.

Updated: December 3, 2017 — 10:31 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme