Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Culus Oo Lagu Qaaday Saldhig Kuffaarta Ay Ku Leeyihiin Duleedka Qoryooley.

Ciidamada Mujaahidiinta jabhadda WIlaayada Sh hoose ayaa duhurnimadii maanta weerar culus ku qaaday fariisin ciidanka Kuffaarta Afrikaanta ay ku leeyihiin deegaanka lagu magacaabo Mashalaayo ee hoos taga degmada Qoryooley ee Sh hoose.

Goobta la weeraray wuxuu ahaa saldhig weyn oo kuffaartu ay leeyihiin waxaa halkaas ka dhacay dagaal aad u culus oo in muddo ah ay rasaasta is weydaarsanayeen mujaahidiinta iyo Kuffaarta.

Saraakiisha ciidanka Mujaahidiinta oo Andalus la hadlay ayaa xaqiijiyay in mujaahidiinta ay dhowr jiho ka galeen xerada Afrikaanta kadibna saldhigga lagu beegsaday qoryaha culus iyo kuwa fudud.

Lama oga ilaa hadda khasaare rasmi ah oo ciidanka Kuffaarta ku gaaray weerarka laakiin waxay ciidamada mujaahidiinta arkayeen qeybo ka mid ah xarunta Kuffaarta ee Mashalaayo oo gubaneysa.

 

Updated: December 3, 2017 — 3:07 pm
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme