Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Daawo Sawirrada: Saddex ka mid ah maleeshiyaadkii lagu soo bandhigay Ceelbuur ee towbadkeenka ahaa.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka baxay Idaacadda Andalus waxa ka mid ahaa in saddex ka mid ah maleeshiyaadkii Axmaarada la joogi jiray Ceelbuur ay isku soo dhiibeen Mujaahidiinta iyagoo towbadkeenayaal ah.

Saddexdan oo hal mar kasoo wada goostay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay taariikhdii ay isla soo mareen Axmaarada Ceelbuur iyo dhibtii ay kala soo kulmeen, iyagoo ka sheekeeyay dagaaladii mujaahidiintu ay kusoo qaadi jireen xeryaha Axmaarada iyo khasaarihii gaaray.

Daawo sawiradooda:

 

Updated: December 7, 2017 — 10:35 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme